Dhanka Wikimedia Foundation

This page is a translated version of the page Wikimedia Foundation and the translation is 100% complete.


Shaqadayada

Waxaan kula shaqaynaa si aan u caawino qof walba in uu wadaago barkada aqoonta


Wikimedia Foundation waa hay ad aan faa iido doon ahayn oo martigelisa saddex iyo toban mashruuc oo aqoon bilaash ah waxayna taageertaa bulshooyinka abuura oo dhexdhexaadiya nuxurkooda.


Ilaha dhaqdhaqaaqa

Ma waxaad tahay qof wax ku biiriya khadka Wikimedia ama xubin raadinaysa taageerada Mu asasada? Eeg qaar ka mid ah agabyada aan bixinno.




Waxqabadyada Wikimedia Foundation

Mu asasadu waxay daabacdaa macluumaadka ku saabsan waxqabadyada iyo yoolalka sanadka oo dhan.




Maamulka Wikimedia Foundation

Hawlaheenna waxa kormeera Guddi ammaano oo ka kooban xubno ay doorteen bulshooyinka mashruuca Wikimedia iyo kuwa raacsan iyo sidoo kale khubaro ku takhasusay mawduucyada Waxaan ka shaqaynaa in aan xogta dawladnimada ka dhigno mid ay heli karaan dhaqdhaqaaqa iyo dadweynaha labadaba.




Mashaariicda Wikimedia

Waxaan martigelinaa saddex iyo toban mashruuc oo aqoon bilaash ah oo ay abuureen tafatireen oo xaqiijiyeen boqolaal kun oo mutadawiciin ah oo adduunka ah.




Xiriirada Wikimedia Foundation

Waxaan aqoonsannahay ururada ku xiran cutubyada ururada mawduucyada iyo kooxaha isticmaala adduunka oo dhan kuwaas oo gacan ka geysta sii wadida hadafka aqoonta xorta ah ee dhaqdhaqaaqa Wikimedia.